Location: kalasoco wararka Jihaadka iyo jabka Gaalada amin arts

Discussion: Dagaal saakay ka qarxay qeybo ka mid ah degmada Hodan muqdishoReported This is a featured thread

Showing 2 posts
amiinarts
amiinarts
Dagaal saakay ka qarxay qeybo ka mid ah degmada Hodan muqdisho
Jul 26 2008, 1:23 AM EDT | Post edited: Jul 26 2008, 1:23 AM EDT
Dagaal Culus ayaa waxa uu ka soconayaa qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka
Banaadir,waxaana dagaalka laysku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan.

Goobaha uu dagaalku ka socdo waxaa ka mid ah wadada Maka Al Mukarama isgoyska KM4
qeybo ka mid ah xaafada Taleex ee magaalada Muqdisho,waxaana dagaalku u dhaxeeyaa
Ciidamada dawadhilifka iyo kuwa kufaarta Ethiopia oo oo dhinac ah iyo xoogaga Mujaahidiinta
ee ka soo horjeeda siyaasada dawadhilifiinta isku sheega dowlad iyo joogitaanka kufaarta
Ciidamada Ethiopia.


Dagaalkaan ayaa waxa uu yimid markii ay saakay xireen Ciidamada dawadhilifyada iyo
kuwa kufaarta Ethiopia,waxaana si dhab ah aan loo ogeyn qasaaraha soo gaaray ciidamada
dawadhilifyada iyo kuwa kufaarta Ethiopia oo dhinac ah. waloo dadka ka agdhow goobaha
dagaalka kasocdo ineesheegeen ineey arkey tiro Bakhti ah oo daadsan wadooyinka oo
kamid ah Ciidamada dawdhiliyada dhanka mujaahidiinta iyo dadka rayidka ilaa hada majiraan
wax qasaaro ah sogaaray sida eey inoo xaqiijiyeen saraakiil katirsan mujaahidiinta somaliyed
ALLAH dhowree wadadooyinka eey xireen GAALADA & GAALO raacyada waxaa dhicikarta in
murtadiinta eey dhuumaaleysi kumari rabeen lakin taasi waxaa hor istaagay mujaahidiinta
somaliyed sidaas waxaa yiri mid kamid ah mujaahidiinta

xafiiska wararka amin arts MUQDISHO
3  out of 3 found this valuable. Do you?    
Keyword tags: maqaalo
amiinarts
amiinarts
1. RE: Dagaal saakay ka qarxay qeybo ka mid ah degmada Hodan muqdisho
Jul 26 2008, 1:29 AM EDT | Post edited: Jul 26 2008, 1:29 AM EDT
jabka gaalada oo socda iyo Guulaha mujaahidiinta oo soo kordhaya 2  out of 2 found this valuable. Do you?    

Related Content

  (what's this?Related ContentThanks to keyword tags, links to related pages and threads are added to the bottom of your pages. Up to 15 links are shown, determined by matching tags and by how recently the content was updated; keeping the most current at the top. Share your feedback on Wetpaint Central.)