Location: kalasoco wararka Jihaadka iyo jabka Gaalada amin arts

Discussion: Maalintii labaad waxa Beledwayne ka socda dagaalo iyo duqayn culusReported This is a featured thread

Showing 1 post
amiinarts
amiinarts
Maalintii labaad waxa Beledwayne ka socda dagaalo iyo duqayn culus
Jul 25 2008, 10:42 AM EDT | Post edited: Jul 25 2008, 10:42 AM EDT
Maalintii labaad waxa Beledwayne ka socda dagaalo iyo duqayn culus oo kufaarta Tigreegu
ku wadaan xaafadaha Magaalada, waxana maanta duhurnimadii iska hor imaad ka dhacay
koonfurta Magaalada beledwayne halkaas oo ay Mujaahidiintu gaashaanka ugu daruuray
Tigree rabay in uu magaalada isku baahiyo.

Kadib cadowga sidii lagu yaqaanay waxay xaafadaha ku garaaceen madaafiic aan kala sooc
lahayn, iyagoo hadaf ka dhiganaya hadba dadku inta ay u badanyihiin.

Ciidanka kufaarta Tigreega oo lagu yaqaan khayaano iyo makri ayaa muddooyinkii
u dambeeya khayaano ku waday odayaasha magaalada iyagoo u sheegay in hadii
mujaahidiintu ka baxaan magaalada aanay iyagu soo galeyn, arintaas oo khayaano
ahayd, odayaashuna waxay ka codsadeen in Mujaahidiintu kabaxaan magaalada,
kadibna habeen madow ayay Tigreegu magaalada soo galeen.

Mujaahidiinta ayaa hadda iyaguna dib ugu soo laabtay gudaha magaalada waxaanay
dagaal kula jiraan kufaarta ciidamada codowga ee magaalada qabsaday.

xafiiska wararka amin arts B/weyne
amiinamir20@hotmail.com
0  out of 1 found this valuable. Do you?    
Keyword tags: None

Sign in to be the first to reply.