Sign in or 

|
amiinarts |
Latest page update: made by amiinarts
, Jul 27 2008, 3:59 AM EDT
(about this update
About This Update
No content added or deleted. - complete history) |
|
Keyword tags:
wararkii hore
More Info: links to this page
|
| Started By | Thread Subject | Replies | Last Post | ||
|---|---|---|---|---|---|
| amiinarts | Dagaal Culus ayaa goor dhaw waxa uu ka bilawday gudaha magaalada B/wey | 0 | Jul 25 2008, 5:08 AM EDT by amiinarts | ||
|
Thread started: Jul 25 2008, 5:08 AM EDT
Watch
Dagaal Culus ayaa goor dhaw waxa uu ka bilaawday gudaha magaalada B/weyn ee xarunta Gobolka Hiiraan,waxaana dagaalka laysku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan.
Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa kufaarta xoogaga Mujaahidiinta Soomaaliyed iyo kufaarta Ciidamada Ethiopia ee ku sugan gudaha Magaalada B/weyn ee xarunta Gobolka Hiiraan. Lama oga qasaraaha soo gaaray dadka Rayidka kusugan magaalada B/weyn,waxaana daryanka madaafiicda ay qal galisay dadka fara kutiriska ah eek u haray magaaladaasi. Wararka aan kahelayo warieheena Magalada B/weyn ayaa waxa ay sheegayaan in dadkii deganaa magaalada ay inta badan ay isaga baxeen magaalada B/weyn ee xarunta Gobolka Hiiraan markii ay u dulqaadan waayeen duqeyntii kufaarta Ciidamada Ethiopia ay ka geysanayaan gudaha magaalada b/weyn lakin maanta kufaarta ciidamada itoobiya waxaa muuqato ineey cashar eeysan iloowi doonin kalatagi donaan magaalada B/weyne xafiiska wararka amin arts B/weyne amiinamir20@hotmail.com |
|||||
| amiinarts | XAALADA B/WEYNE OO DAGAN SAAKAY | 0 | Jul 25 2008, 4:18 AM EDT by amiinarts | ||
|
Thread started: Jul 25 2008, 4:18 AM EDT
Watch
Xaalada B/weyn ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sakay ay tahay mid degan
inkastoo gudaha iyo daafaha magaalada ay ku sugan yihiin kufaarta Ethiopia. Xaalad deganasho ayaa ka muqata magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ka dib dagaal iyo duqeyn Culus oo dad badan oo rayid ah ay ku dhinten oo ka dhacday magaaladasi. Goobaha Ganacsi iyo isu socodka dadka iyo gadiidka ayaa wili hakad ku jira waxaa kufaarta Ciidamada Ethiopia ay ku suganyihiin goobaha muhiimka u ah dadka iyo gaadiidka. Waxaa xalay magaalada gil gilay qaraxyo iyo Tacshiiradoo laguxasuuqaaye kufaarta ciidamada itoobiya kufaarta Ciidamada Ethiopia oo ARGAGAX weyn kamuuqda si iyagoo mowtkii lahorkeenay ayaa wili ku sii qul qulaya gudaha magaalada kuwaasi oo ka soo ruuqaansaday buurta Jante kundisho ee duleedka Bari ee Magaalada B/weyne kadib markii eey uadkeysan waayeen duqeynta mujaahidiinta waayo meshaas meel ey kugabadaan kamahelayaan magalada waxey usoo aadeen in eey gabaad kadhigtaan caruurta iyo haweynka lakin tasi loogaharimaayo caruurta iyo haweynka magaalada iyagaaba kaqaxay Dad badan oo ku go’doonsanaa guryahooda ayaa waxa ay bilaabeen in ay isaga baxaan iyadoo ay sii kordhayaan dadka ka barakacaya Magaalada B/weyne Xaafada H/wadaag oo shalay ka dhacday dagaal iyo duqeyn lala beegsaday guryo ay degan yihiin dad Rayid ah ayaa saakay xasilan iyadoo kufaarta Ciidamada Ethiopia oo shalay gudaha u galay xaafadaha Magalaada B/weyn ay dib ugu soo laabteen buundada liiq liiqato ka dib sida la xaqiijiyay Weerar gaadmo ah oo xoogaga Mujaahidiinta ay ku qaadeen kufaarta Ciidamada Ethiopia. Lama oga halka uu ku dembeyn doonto Xaalka magaalada B/weyn inkastoo ay wili jiraan melo ay isku horfadhiyaan kufaarta Ciidamada Ethiopia iyo xogaga Mujaahidiinta somaliyed ALLAH dhowree. xafiiska wararka amin arts B/weyne amiinamir20@hotmail.com |
|||||
| amiinarts | Dagaal culus kadib Xogaga mujahidiint ayaa Gordhaw la waregay B/weyne | 0 | Jul 24 2008, 6:13 AM EDT by amiinarts | ||
|
Thread started: Jul 24 2008, 6:13 AM EDT
Watch
Dagaal culus kadib Xoogaga mujaahidiinta Soomaaliyed ayaa Goordhaw la wareegay inta badan magaalada B/weyne xarunta Gobalka Hiiraan oo ay xalay soo galeen Cutubyo katirsan ciidamada kufaarta Itoobiya.
Warar Goordhaw nagasoo gaaray Magaalada B/weyne yaa sheegayo in uu soo idlaaday dagaalkii u dhexeeyay Ciidamada mujaahidiinta iyo kufaarta Itoobiyaanka kaas oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac u badan kufaarta Ciidamada Itoobiya iyo Dadka rayidka ah. Xoogaga Mujaahidiinta somaliyed ayaa u awood sheegtay kufaarta Ciidamada Itoobiya wariyeheena ku sugan Magaalada B/weyne ayaa soo sheegay in Ciidamada mujaahidiinta somaliyed ay Magaalada ka saareen kufaarta ciidamada Itoobiyaanka. wariyeheena ayaa xaqiijinayo in Ciidamada Itoobiya ay u gudbeen dhanka degmada Buula Burde kadib markii lagala wareegay Buurta Janta Kuundisho duleedka B/weyne. waxaa istaagay Madaafiicdii ay Itoobiyaanku Shacabka ku garaacayeen. xafiiska wararka amin arts B/weyne amiinamir20@hotmail.com
Do you find this valuable?
Keyword tags:
maqaalo
|
|||||