Sign in or 

| Started By | Thread Subject | Replies | Last Post | ||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|
| amiinarts | wargalin | 0 | Aug 1 2008, 10:30 AM EDT by amiinarts | ||||
| amiinarts | Dagaal saakay ka qarxay qeybo ka mid ah degmada Hodan muqdisho | 1 | Jul 26 2008, 1:29 AM EDT by amiinarts | ||||
|
Thread started: Jul 26 2008, 1:23 AM EDT
Watch
Dagaal Culus ayaa waxa uu ka soconayaa qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka
Banaadir,waxaana dagaalka laysku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan. Goobaha uu dagaalku ka socdo waxaa ka mid ah wadada Maka Al Mukarama isgoyska KM4 qeybo ka mid ah xaafada Taleex ee magaalada Muqdisho,waxaana dagaalku u dhaxeeyaa Ciidamada dawadhilifka iyo kuwa kufaarta Ethiopia oo oo dhinac ah iyo xoogaga Mujaahidiinta ee ka soo horjeeda siyaasada dawadhilifiinta isku sheega dowlad iyo joogitaanka kufaarta Ciidamada Ethiopia. Dagaalkaan ayaa waxa uu yimid markii ay saakay xireen Ciidamada dawadhilifyada iyo kuwa kufaarta Ethiopia,waxaana si dhab ah aan loo ogeyn qasaaraha soo gaaray ciidamada dawadhilifyada iyo kuwa kufaarta Ethiopia oo dhinac ah. waloo dadka ka agdhow goobaha dagaalka kasocdo ineesheegeen ineey arkey tiro Bakhti ah oo daadsan wadooyinka oo kamid ah Ciidamada dawdhiliyada dhanka mujaahidiinta iyo dadka rayidka ilaa hada majiraan wax qasaaro ah sogaaray sida eey inoo xaqiijiyeen saraakiil katirsan mujaahidiinta somaliyed ALLAH dhowree wadadooyinka eey xireen GAALADA & GAALO raacyada waxaa dhicikarta in murtadiinta eey dhuumaaleysi kumari rabeen lakin taasi waxaa hor istaagay mujaahidiinta somaliyed sidaas waxaa yiri mid kamid ah mujaahidiinta xafiiska wararka amin arts MUQDISHO
3
out of
3 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
Keyword tags:
maqaalo
Show Last Reply
|
|||||||
| amiinarts | Maalintii labaad waxa Beledwayne ka socda dagaalo iyo duqayn culus | 0 | Jul 25 2008, 10:42 AM EDT by amiinarts | ||||
|
Thread started: Jul 25 2008, 10:42 AM EDT
Watch
Maalintii labaad waxa Beledwayne ka socda dagaalo iyo duqayn culus oo kufaarta Tigreegu
ku wadaan xaafadaha Magaalada, waxana maanta duhurnimadii iska hor imaad ka dhacay koonfurta Magaalada beledwayne halkaas oo ay Mujaahidiintu gaashaanka ugu daruuray Tigree rabay in uu magaalada isku baahiyo. Kadib cadowga sidii lagu yaqaanay waxay xaafadaha ku garaaceen madaafiic aan kala sooc lahayn, iyagoo hadaf ka dhiganaya hadba dadku inta ay u badanyihiin. Ciidanka kufaarta Tigreega oo lagu yaqaan khayaano iyo makri ayaa muddooyinkii u dambeeya khayaano ku waday odayaasha magaalada iyagoo u sheegay in hadii mujaahidiintu ka baxaan magaalada aanay iyagu soo galeyn, arintaas oo khayaano ahayd, odayaashuna waxay ka codsadeen in Mujaahidiintu kabaxaan magaalada, kadibna habeen madow ayay Tigreegu magaalada soo galeen. Mujaahidiinta ayaa hadda iyaguna dib ugu soo laabtay gudaha magaalada waxaanay dagaal kula jiraan kufaarta ciidamada codowga ee magaalada qabsaday. xafiiska wararka amin arts B/weyne amiinamir20@hotmail.com |
|||||||
| amiinarts | Mujaahidinta oo mar labaad Duqayn ba'an u gaystay Tigrega iyo koobiga | 0 | Jul 24 2008, 3:43 PM EDT by amiinarts | ||||
|
Thread started: Jul 24 2008, 3:43 PM EDT
Watch
Mujaahidinta oo mar labaad Duqayn ba'an u gaystay Tigrega iyo koobiga
Waa markii labaad ee muddo 24 saac gudahood ah ee xeradan la duqeeyo, waxana maanta lagu garaacay 16 madfac oo dhumucdoodu tahay 75mm. mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyay tirada madaafiicda ee ay maanta halkaa ku garaaceen iyo xajmigooda. Madaafiicada badankooda ayaa gudaha u galay xerada waxana la xaqiijinayaa in qaar ka mid ah madaafiicdu ay ku habsadeen kaydkii hubka iyo rasaasta ee xeradaas u yaalay gaalada iyo kuwa dawadhilfka raacsan. Xeradan oo markii horeba ay ku jireen kufaarta itoobiyaanka ayaa hadana waxaa kusoo biiray ciidamo ay kusoo anshax xumeeyeen gudaha Itoobiya, kuwaas oo gaalada ka barbar dagaalama si ay u xasuuqaan ehelkooda. Tigreega oo damacsanaa inuu ciidankan kaga siibto xerooyinkaas marka uu baxayo ayaa ku fashilmay damacaas kadib markii ciidankaasi ku fashilmay dagaaladii ugu horeeyay ee ay Mujaahidiintu la galeen, kuwaas oo khasaare wayn uu soo gaaray. xafiiska wararka amin arts MUQDISHO |
|||||||
| amiinarts | Wararkii ugu danbeeyay ee dagaaladii ka dhacay xalay Muqdisho | 0 | Jul 24 2008, 1:44 AM EDT by amiinarts | ||||
|
Thread started: Jul 24 2008, 1:44 AM EDT
Watch
Dagaalo xoogan oo udhaxeeya mujaahidiinta iyo ciidamada dawdhilifka ayaa xalay ka kala dhacay inta u dhaxeesa jidka warshadaha ilaa Usluubta dagaaladaas oo u dhaxeeya xoogaga wax iska caabinta iyo Ciidmada dawadhilifka uah itoobiya qaasatan ciidamadii lagu soo anshax xumeeye Dalka Ethoiya oo shalay soo gaaray Muqdisho oo dhinac ah iyo Ciidamada kufaarta Itoobiyaanka oo dhinac kala ah .
Dagaalka oo xalay waxba leysku reeban ayaa waxaa jira dhimasho iyo dhaawac badan soo gaaray ciidamadii dawadhilfka iyadoona sida muuqata xalay wacdaro la tusay ciidamadii koobiga Itoobiyaanka ahaa ee laga soo habaabiyey gobolada Mudug . Ciidamadaan dawadhilifka oo iyagoo firxad ah u galay kufaarta ciidamada Itoobiyaanka ee ku soo dulaay Soomaaliya ayaa iyaguna ka soo bixiwaayey xurumahooda kadib markii mujaahidiinta u diideen in dhaqdhaqaa sameyaan iyagoona markaa ka dib ay bilaben in ay qeybiyaan hubka madaafiicda taasoo keentay in ay ku geeriyoodaan dad rayid ah halka dhaawacana ay intaasi ka badan yihiin . Qaar ka mid dadka yar ee fara ku tiriska ah ee ku haray magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in ay indhahooda ku soo arkeen meydad fara badan askar dawadhilif Soomaali ah oo waran goobahii xalay lagulaaye Xoogaga mujaahidiinta ayaan sameyn ku yeelan ilaa iyo hadda qilaafka masuuliyiinta ku kala sugan Asmara iyo Jabuuti kuwaas oo meel aan waxba kajirin isku heysta iyagoona intabadan dibad joog ciidamadaan dawadhilifka ee lagu soo anshax xumeeye itoobiya ayaa xalay cashar wanaagsan loodhigay iyagoo gaaray ineey Bakhtigooda qaadan waayeen ALLAH AKBAR waxaa muuqata in NASRIGA ALLAH dheereyn mujaahidiintana eey lawa jibaareen jihaadka Barakeysan ee wadanka lugu xureynaayo xafiiska wararka amin arts MUQDISHO EMAIL aminamir20@hotmail.com
1
out of
1 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
Keyword tags:
maqaalo
|
|||||||
| amiinarts | Dagaal culus oo kabiloowday MUQDISHO | 0 | Jul 23 2008, 4:19 PM EDT by amiinarts | ||||
|
Thread started: Jul 23 2008, 4:19 PM EDT
Watch
Dagaallo culus oo u dhexeeyo Xoogaga Mujaahidiinta Soomaaliyeed iyo Ciidamada kufaarta Itoobiya ayaa Goordhaw oo Caawa ah ka bilaawday qaybo katirsan Magaalada Muqdisho.
isku dhac aad uculus ayaa iminka ka socdo qaybo katirsan Wadada Warshadaha Muqdisho gaar ahaan Fariisimada ay Ciidamada kufaarta Itoobiya kuleeyihiin Wasaaradda G/dhigga ilaa iyo Asluubta. Daryanka Madaafiic iyo Rasaas culus oo ay si dhaafsanayaan Mujaahidiinta Soomaaliyeed iyo Ciidanka Cadawga kufaarta Itoobiya ayaa laga maqlayaa daafaha Magaalada. Dagaalkan ayaa yimid saacada yar kadib markii ay Magaalada soo galeen Ciidamada "Copy-Amxaaro" oo lagu soo anshax xumeeye dalka Itoobiya. waxaa xaqiiq ah in caawa cashar loodhigi haayo dawadhilifiintaan lagu soo anshax xumeeye dalka itoobiya wixii kusoo kordha kala soco wararkeena dambe xafiiska wararka amin arts muqdisho amiinamir20@hotmail.com |
|||||||
| amiinarts | ciidamadii dhawadhilifka ee lagu soo anshax xumeye itoobiya oo muqdish | 0 | Jul 23 2008, 3:43 AM EDT by amiinarts | ||||
|
Thread started: Jul 23 2008, 3:43 AM EDT
Watch
kufaarta Ciidamada Itoobiya oo gelbinaya kuwo dhawadhilif Soomaali ah oo dhowaan dalkooda lagu soo anshax xumeeye ayaa aroornimadii saaka ka soo dhaqaaqay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose oo shalay ilaa xalay ay ku sugnaayeen, iyagoo ku soo wajahan imminka dhinaca magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya wadada isku xirta magaaladan Muqdisho iyo degmada Afgooye ayaa sheegaya in xaalada wadada ay tahay mid cakiran oo dadku ay ka ka yaacayaan goobaha ay ku soo dhowadaan kufaarta ciidamadan oo iyagu ah kuwo ARGAGAX weyn kamuuqda lugeynaya iyo kuwio kale oo gawaari saaran iyagoo kabaqaya in wadada moowtka kuqabsado, waxaana khal khal xooggan uu ku yimid ganacsigii ka jiray deegaanada loo barakacay ee halkaasi ku yaala oo ay ka mid yihiin Xaawo Cabdi, Ceelasha biyaha iyo meelo kale. wararka aan ka heleyno ciidamada mujaahidiinta somaliyed ayaa tibaaxaya ineey heegan kii ugusareeye eey kujiraan sidii eey aga hortagilahaayee mooriyaantaan ee dhibaateynta shacabka usocda dawadhilifyadaan oo maalmo ka hor ka soo dhaqaaqay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ka dib markii ay ka yimaadeen dalka Itoobiya oo lagu soo anshax xumeeye intii ay wadada ku soo jireen waxaa dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah kula galay deegaanka Yaaqbiri weyne ee gobolka Sh/hoose mujaahidiinta , iyagoo shalay markii ay yimaadaan degmada afgooyena ay isku dhac aan la ogeyn illaa hadda waxa sababay uu dhexmaray iyaga iyo ciidamadii dhawadhilifkii degmada Afgooye halkaasoo ay ku geeriyoodeen ilaa saddex askari oo labada dhinac ah. hada iyaga isla socda ayaaba shaki kalaqaba waxaa laga cabsi qabaa inuu dagaal xoogan biloowda hadii ey usoo dhawaadaan muqdisho. xafiiska wararka MUQDISHO amin arts amiinamir20@hotmail.com
out of
found this valuable.
Do you find this valuable?
Keyword tags:
amin arts
|
|||||||
| amiinarts | Sheekh Xassan Daahir Aweys oo loo Doortay Guddoomiyaha Isbahaysiga Dib | 0 | Jul 22 2008, 3:38 PM EDT by amiinarts | ||||
|
Thread started: Jul 22 2008, 3:38 PM EDT
Watch
Muqdisho,22,July,Talaado-2008,(amin arts)
Isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliyeed oo Fadhigiisu yahay Magaalada Casmara ayaa Caawa Maqribkii ku Dhawaaqay Guddoomiyaha Cusub ee Isbahaysiga Dib'u xoreynta Soomaaliya kaas oo ay u Doorteen Hoggaamiyihii Ruuxiga ahaa ee Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Xassan Daahir Aweys. xafidahulaah Isbahaysiga oo Xilka ka qaaday Guddoomiyayaashii hore ee uu lahaa isbahaysiga oo kala ahaa Sh.Shariif Sh. Axmed iyo sheydaan Xassan Sheekh Aadan ayaa sidoo kale ku howlan Magacaabidda Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Isbahaysiga oo aan si Rasmi ah Weli loo Shaacin in kastoo Bahda amin arts ay soo Gaareen Warar sheegaya in Xilkaas loo Magacaabay Shariif Saalax. oo ah nin caan ka ah somalia Ganacsade na ah Shirar aan kala go' lahayn ayaa weli ka soconaya Magaalada Casmara, Shirarkaas oo looga doodayo Howlaha Ballaaran ee hor yaalla Isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Xilligan Xasaasiga ah. Xubnaha Isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa Dhanka kale looga fadhiyaa in ay Is beddelo ku sameeyaan Ku Xigeennada Guddoomiyayaasha Labada Gole ee Isbahaysiga Iyo Xaghayayaasha Isbahaysigaba. Ku Dhawaaqidda Guddoomiyaha Cusub ee Isbahaysiga Dib'u xoreynta Soomaaliya ayaa Dadka qaarkii waxay qabaan in ay Baal cusub u fureyso Siyaasadda Soomaaliya, Iyadoo loo kala bixi doono Koox Tigreega Diiddan oo Dagaal kala soo horjeedda iyo Koox la safan, Halka Kooxda Saddexaadna uu Buuggeeda halkaas ku xirmi doono. sh, sharif sh axmed wuxuu ahaa nin wanaagsan oo somalia kuhaboonaa inuu hogaanka uqabto lakin shirqol gaalo & Gaalo raacyo soo maleegeen ayuu kudhacay shirqoolkaasoo uusabab unoqday SHEYDAAN XASAN SH ADAN ee laga soo adeegsaday BAKHAARKA GALEYDA AD da BEYDHABO si uu ukala fur furo xaq udirirka somaliyed lakin waxaa xaqiiq ah nin sheydaan xasan sh adan shirqoolkiisa JIHAADKA wax udhimimaayo amiinamir20@hotmail.com
out of
found this valuable.
Do you find this valuable?
Keyword tags:
aminamir20@hotmail.com
|
|||||||
| amiinarts | Bayaan Buuxa oo ay Maanta mujaahidiinta kasoosareen shirqoolkii JABUUT | 0 | Jul 22 2008, 10:33 AM EDT by amiinarts | ||||
|
Thread started: Jul 22 2008, 10:33 AM EDT
Watch
Bayaan ay soo saareen Midowga Muqaawamada Soomaaliyeed oo Wariyaheenna ee
Magaalada Muqdisho Nuqul ka mid ah uu soo gaaray ayey Xoogagga Mujaahidiinta si wadajir ah isaga bari yeeleen shirqolkii Jabuuti ka dhacay, Iyagoo Gebi'ahaanba qaaddacay Qodobbadii ay Saxiixeen Garab ka mid ah Isbahaysiga oo laga fujin waayey, Warsaxaafadeedkaas oo maanta Warbaahinta loo qeybiyay Ayey Xoogagga Mujahidiintu sidoo kale ay wacad ku mareen in ay sii wadi doonaan dagaalka Jihaadka ah ee dalka ka socda oo looga soo horjeedo Gumeysiga Itoobiya iyo murtadiinta la socota. 1. Xoogagga mujaahidiinta ee ka Dagaallama Gudaha Waddanka Soomaaliyeed waxay iyagoo Mideysan Caddeynayaan in Heshiisyada Shirqoolka ah ee ay Saxiixeen Shaqsiyaad ka tirsan Isbahaysiga Dib u xoreynta uusan Quseynin Halganka Dib'u xoreynta Waddanka Soomaaliya, Isla markaana Halganka la sii laba jibbaari doono. 2. Mujaahiddiintu waxay Ummadda Soomaaliyeed ku wargalinayaan in dadka heshiiska jabuuti galay aysan Metelin Xoogagga Xaq'u dirika ah, Heshiisna aysan u soo qaadi karin, Waxaana ugu baaqaynaa Bulshada Soomaalyeed meel walboo ay joogaan in aysan Niyad Jab ku keenin Qilaafyada ay Abuurayaan Kooxahaasi Iyo Heshiisyada ay la Galayaan Gumeysiga iyo Dabadhilifkooda, Halganka Dib'u xoreynta Waddankana uusan wax u dhimi karin Arrinkaas. 3. Waxaan Guud 'ahaan Ummadda soomaaliyeed u soo jeedineynaa ineey Mowqif Mideysan ka Qaataan Kooxaha Heshiisyada Shirqoolka ah doonaya ineey ku Dhantaalaan Halganka Xornimo doonka ah ee Shacabka Soomaaliyeed uu ku jiro. 4. Annagu ka Mujaahiddiin ahaan Waxaan Caddeyneynaa oon Ballan qaadeynaa Haddii Illaah Idmo in aan si wada jir ah oo isku duubni ay ku jirto aan ula Dagaallami doonno Gumeystaha iyo Dabadhilifkooda Halgankana aan sii laba jibbaari doonno. By axmed muqdisho email amiinamir20@hotmail.com |
|||||||