Welcome! This is a website that everyone can build together. It's easy!

kalasoco wararka Jihaadka iyo jabka Gaalada amin arts This is a featured page

kalasoco wararka Jihaadka iyo jabka Gaalada amin arts  - AAN WADA QODNO QABUURAHA TIGREGA
kalasoco wararka Jihaadka iyo jabka Gaalada amin arts  - AAN WADA QODNO QABUURAHA TIGREGA
mudane murtad DAMEER C/lahi yusuf


Daawo Video gaan waa sh xasn turki iyo mujaahidiin uu tawabar siinaayo




video gaan kore kadaawo wax qabatkii maxaakiimta iyo sidii
eey aga saareen mudisho qab qab layaashii dagaalka somalia



email amiinamir20@hotmail.com





amiinarts
amiinarts
Latest page update: made by amiinarts , Jul 26 2008, 1:36 AM EDT (about this update About This Update amiinarts Edited by amiinarts


view changes

- complete history)
Keyword tags: maqaalo
More Info: links to this page
Started By Thread Subject Replies Last Post
amiinarts wargalin 0 Aug 1 2008, 10:30 AM EDT by amiinarts
Thread started: Aug 1 2008, 10:30 AM EDT  Watch
waxaan uguurnay webkaan www.aminarts.wordpress.com
17  out of 19 found this valuable. Do you?    
Keyword tags: maqaalo
amiinarts Dagaal saakay ka qarxay qeybo ka mid ah degmada Hodan muqdisho 1 Jul 26 2008, 1:29 AM EDT by amiinarts
Thread started: Jul 26 2008, 1:23 AM EDT  Watch
Dagaal Culus ayaa waxa uu ka soconayaa qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka
Banaadir,waxaana dagaalka laysku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan.

Goobaha uu dagaalku ka socdo waxaa ka mid ah wadada Maka Al Mukarama isgoyska KM4
qeybo ka mid ah xaafada Taleex ee magaalada Muqdisho,waxaana dagaalku u dhaxeeyaa
Ciidamada dawadhilifka iyo kuwa kufaarta Ethiopia oo oo dhinac ah iyo xoogaga Mujaahidiinta
ee ka soo horjeeda siyaasada dawadhilifiinta isku sheega dowlad iyo joogitaanka kufaarta
Ciidamada Ethiopia.


Dagaalkaan ayaa waxa uu yimid markii ay saakay xireen Ciidamada dawadhilifyada iyo
kuwa kufaarta Ethiopia,waxaana si dhab ah aan loo ogeyn qasaaraha soo gaaray ciidamada
dawadhilifyada iyo kuwa kufaarta Ethiopia oo dhinac ah. waloo dadka ka agdhow goobaha
dagaalka kasocdo ineesheegeen ineey arkey tiro Bakhti ah oo daadsan wadooyinka oo
kamid ah Ciidamada dawdhiliyada dhanka mujaahidiinta iyo dadka rayidka ilaa hada majiraan
wax qasaaro ah sogaaray sida eey inoo xaqiijiyeen saraakiil katirsan mujaahidiinta somaliyed
ALLAH dhowree wadadooyinka eey xireen GAALADA & GAALO raacyada waxaa dhicikarta in
murtadiinta eey dhuumaaleysi kumari rabeen lakin taasi waxaa hor istaagay mujaahidiinta
somaliyed sidaas waxaa yiri mid kamid ah mujaahidiinta

xafiiska wararka amin arts MUQDISHO
4  out of 4 found this valuable. Do you?    
Keyword tags: maqaalo
Show Last Reply
amiinarts Maalintii labaad waxa Beledwayne ka socda dagaalo iyo duqayn culus 0 Jul 25 2008, 10:42 AM EDT by amiinarts
Thread started: Jul 25 2008, 10:42 AM EDT  Watch
Maalintii labaad waxa Beledwayne ka socda dagaalo iyo duqayn culus oo kufaarta Tigreegu
ku wadaan xaafadaha Magaalada, waxana maanta duhurnimadii iska hor imaad ka dhacay
koonfurta Magaalada beledwayne halkaas oo ay Mujaahidiintu gaashaanka ugu daruuray
Tigree rabay in uu magaalada isku baahiyo.

Kadib cadowga sidii lagu yaqaanay waxay xaafadaha ku garaaceen madaafiic aan kala sooc
lahayn, iyagoo hadaf ka dhiganaya hadba dadku inta ay u badanyihiin.

Ciidanka kufaarta Tigreega oo lagu yaqaan khayaano iyo makri ayaa muddooyinkii
u dambeeya khayaano ku waday odayaasha magaalada iyagoo u sheegay in hadii
mujaahidiintu ka baxaan magaalada aanay iyagu soo galeyn, arintaas oo khayaano
ahayd, odayaashuna waxay ka codsadeen in Mujaahidiintu kabaxaan magaalada,
kadibna habeen madow ayay Tigreegu magaalada soo galeen.

Mujaahidiinta ayaa hadda iyaguna dib ugu soo laabtay gudaha magaalada waxaanay
dagaal kula jiraan kufaarta ciidamada codowga ee magaalada qabsaday.

xafiiska wararka amin arts B/weyne
amiinamir20@hotmail.com
0  out of 1 found this valuable. Do you?    
Keyword tags: None
Showing 3 of 9 threads for this page - view all